Qaar ka mid ah goobaha ganacsiga magaalada Guriceel oo maanta xiran
Waxaa Maanta inta badan Albaabada loo laabay Bakhaarada Raashinka noocyadiisa kala duwan lagu iibiyo ee ku yaal degmada Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud...
Mareykanka oo war kasoo saaray Khilaafka MW Farmaajo iyo RW Rooble.
Iyadoo weli uu taagan yahay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda ugu Sarreysa dalka Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya...
DFS oo sheegtay in Kenya aysan wax dan ah ugu jirin in uu xumaada...
Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabeysa hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Kenya Uhuru kenyatta oo ahaa in xukunka Maxkamada uu sii xumeenayo xiriirka labada dal ee...
Maxaa looga hadlay shirkii khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu...
Barakac xoog leh oo ka socda Guriceel iyo cabsi laga qabo dagaal
-Degmada Guriceel waxaa ka jirto xaalad Cabsi ah taas oo ay soo food saartay dadka ku nool xaafadaha degmadaasi ay ka kooban tahay, iyagoo...
MW Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday garab istaaga Ciidamada Xoogga
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii, ayaa Alle uga...
Nin la sheegay inuu Carruurta dhiiga ka dhuuqo oo ka baxsaday xabsi ku yaal...
Nin la sheegay in uu dilay carruur badan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Booliska Kenya ayaa Masten Millimo Wanjala...
Joe Biden oo qaabilaya madaxweynaha Kenya
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku martigelin doona Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kulan ka dhici doona Washington berri oo Khamiis ah.
Kulankan ayaa ku soo beegmaya...
Wasiirka Amniga Puntland oo looga yeeray Baarlamaanka
Guddiga Amniga & Nabadgalyada Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Aqalka Wakiillada ugu yeeray Wasaaradda Amniga iyo DDRta Maamulka Puntland.
Ujeeddada ayaa ahaa is xog-wareysi...
Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq Daawo ah
Musaabad Deeq Daawooyin ah lagu Gudoonsiinaayey qaarka mid ah Xarumaha Caafimaadka ee Degmooyinka Gobolka Banaaadir ee XamarJajab, Yaaqshiid, Dharkeynley iyo Hiliwaa ayaa lagu qabtay...
















