DFS & Turkiga oo ka wada hadlay dbibaatadii ku dhacday Ganacsatada Soomaalida
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti u hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Turkiga, ayaa maanta kulan...
Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee bilaabidda doorashada Golaha shacabka oo socota
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in todobaadka soo socda la filayo in dalka ay ka bilowadaan doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Xogta ayaa sheegaya...
Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Ceelwaaq
Qarax xooggan ayaa ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, gaar ahaan hool ku yaalla xarruunta dhexe ee maamulka degmada.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qaraxa...
Madaxwaynaha Brazil oo lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Sanataro katirsan baarlamaanka Brazil ayaa madaxwaynaha wadankaasi ku eedeeyay in uu galay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Jair Bolsonaro hogaamiyaha Brazil ayaa loo haystaa...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka ganacsiga Turkiga iyo Afrika.
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha JFS, Eng; Khaliif Cabdi Cumar ayaa magaalada Istambul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay madasha 3-aad ee dhaqaalaha iyo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo dhowr ah.
Shirka ayaa diiradda...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaannada Aqalka Sare ee Maanta la doortay
Madaxweynaha Dowlad Goboleeska Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo ah...
Galmudug oo ka hadashay xiisada Guriceel iyo Duulaanka ay ku yihiin Ahlusunna
Wasiirka Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa ka hadlay xiisada Colaadeed ee u dhexeeysa Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo Ahlusunna oo ka...
RW Rooble oo u hambalyeeyay xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta lagu doortay Jubbaland
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee manta lagu doortay magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.
Mudane Rooble...
Jubbaland oo soo dhameystirtay Xubnihii Aqalka Sare ee BFS.
-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay afar kursi oo ka harsaneyd kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo galaya...
















