Axmed Madoobe muxuu ka yiri doorashadii maanta Aqalka Sare ee ka dhacday Kismaayo?

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleeka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa fariin hambalyo sh la wadaagay dhamaan xubnaha Cusub ee ah Kuwii ugu danbeeyay ee deegaan...

Dil ka dhacay Degmada Jalalaqsi iyo faah faahin kasoo baxeysa

0
Wararka aan ka heleyno degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas goordhaweyd lagu dilay Wiil dhalinyaro oo kamid ahaa dadka...

Farmaajo, Wasiirka amniga iyo Taliye Bashiir Goobe oo kulan gaar ah u socda

0
Madaxweynaha somaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiirka amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Taliyaha KMG ee Hay’adda NISA Bashiir Goobe ayaa haatan waxaa kulan...

Ciidamada Soomaaliland oo qabtay askari dil ka geysay Sanaag.

0
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in askari ka tirsan cidiamada booliska Soomaaliland uu qof shacab ah ku dilay deeganka Yubbe oo hoostaga...

Farmaajo iyo Rooble oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadad Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo muddooyinkii ugu dambeeyay khilaaf adag ka dhex...

Uhuru Kenyatta oo markale ka hadlay go’aanka ay ICJ ka gaartay muranka Badda

0
Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale ka horyimid xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda aduunka ICJ oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan oo ka...

Guddiga doorashooyinka oo Ra’iisul wasaaraha kala hadlay dardargalinta doorashada

0
Xubno kamid ah Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha GHDHF. Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta kulan layeeshay Raysalwasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya...

Itoobiya oo markale duqeeysay Caasimada Gobalka Tigray

0
Duqeyn culus ayaa markale waxaa diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka geysteen meelo kamid ah Caasimada Gobalka Tigray, halkaas oo ay siweyn ugu xoogan...

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo la kulmay Wafdi ka socday WFP

0
Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP Mr Elkhadir Daloum iyo...

Golaha wasiirada oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2021-2022

0
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlada Jubaland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ayay golahu dood dheer ka...

XULASHADA