Axmed Madoobe Oo Daah-Furay Hanaanka Adeeg Dadaajinta Ee Dowladaha Hoose
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoob, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadajinta dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaarada arimaha gudaha Federaalaynta iyo dib...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xil Cusub U Magacaabay Bashiir Goobe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xil cusub u magacaabay Taliyihii KMG ah ee Hay’adda Nabadsugida ee NISA...
Ciidanka Dowladda Oo La Wareegay Xarunta Degmada Guriceel Iyo Saldhiga Booliska
Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa weli ka socda Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,...
Madaafiic lagu weeraray Saldhig kuyaal Shabeellaha Hoos
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore waxaa ay weerar madaaciic ah lu qaadeen Sadlhig Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Bariire oo hoostaga...
DFS & Turkiga oo ka wada hadlay dbibaatadii ku dhacday Ganacsatada Soomaalida
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar iyo wefti u hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga wadanka Turkiga, ayaa maanta kulan...
Guddiga doorashada oo soo saaray qorshaha howlgalka doorashada golaha Shacabka
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa soo saaray qorshaha lagu howlgalayo ee doorashada Golaha Shacabka, sida qaabka soo xulida ergada meelaha deegaan doorashada ah,...
Dowladda Federaalka Oo Deeq Ku Wareejisay Maamulka Jubbaland
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa gelinkii dambe ee Maanta gaaray wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Wafdiga...
Agaasimaha Guud ee Waxbarashada oo sharaxaad bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta G/ Banaadir
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Shiikh Nuur ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo diiwaangalinayo Macallimiinta Gobolka Banaadir.
“Waxaa in Macalimiinta...
QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya
Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha...
Madaxweyne Erdogan Oo Ku Hanjabay Inuu Eryi Doono Safiirada 10 Dal
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Mareykanka, Jarmalka iyo sideed kale oo reer galbeed ah kadib...


















