Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir

0
Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa...

RW Rooble “waxaan booqanayaa goobaha ay ka dhacayso Doorashada”

0
:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in uu safarro ku kala bixiyo magaalooyinka ay ka dhacayso doorashada golaha shacabka. Rooble ayaa sheegay...

Wafdi ka socda Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galaya Shirka…

0
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa Magaalada Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgalay shirka asbuuca Saliidda ( Shidaalka) ee...

Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

0
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Dr Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Kaaliyaha...

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu xiray caasimadda Itoobiya

0
Ugu yaraan sagaal ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo kuwa ku tiirsanaa ayaa lagu xiray caasimadda Itoobiya, sida ay sheegtay hay’adda caalamiga ah. Afhayeen u...

Xasan Sheekh oo markale ku baaqay in la dedajiyo arimaha doorashooyinka Dalka.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay muhiim tahay In lafuliyo qodobadii lagu hashiiyay ee ku saabsan arimaha doorashooyinka Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Guddiyada Doorashada in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa faray Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed in ay sida ugu dhaqsiyaha badan...

Shir looga hadlayo mustaqbalka Ciidmada Amisom oo ka dhacaya Muqdisho.

0
-Waxaa Saacadaha Soo socda lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay kulan muhiim ah ku yeeshaan Wafdi kasocda Golaha Ammanka, Midowga Africa iyo Dowladda Soomaaliya...

Goobaha ay ka dhacayaan Doorashda Baarlamaanka Soomaaliya Oo la shaaciyay.

0
Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo bandhigay goobaha ay ka dhacayaan doorashada baarlamaanka Soomaaliya.

Mas’uul ka tirsan Maamulka G/ Banaadir oo sheegay in uu dil qorsheysan ka badbaaday

0
Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Maamulka degmada Wadajir Ciise Shiraawe  Cabdi ayaa sheegay in Maanta weerar qorsheysan lagu qaaday xilli uu ku wajahnaa Xarunta...

XULASHADA