Darawalo U Shaqeeya Qaramada Midoobay Oo Lagu Xirey Itoobiya
Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal, oo kaxeynayey Hey’adda Qaramada Midoobay qeybteeda cuntada gawaari cunto u sidey.
Darawalan...
Lafta-Gareen Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Amba-Baxay Dalka Turkiga
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Turkiga.
Safarka Lafta-gareen ayaa ahaa mid aan horay loosii shaacin, waxaana...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Soomaaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Ruwanda
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay magaalada Kigali ee Dalka Rwanda dhigiisa Maxkamadda Sare ee Rwanda Dr. Faustin NTEZILYEYO, labada Guddoomiye...
Madaxweyne Deni Oo Shir-Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Amniga
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulanka Amniga Gudaha ee Puntland, oo looga hadlay warbixinta Amniga iyo dardargelinta qorshaha lagu...
Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghayaha...
Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe
Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraawe ee dhawaan la dhisay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa.
Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku...
Sargaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada DF
Taliska Ciidamada xoogga ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay sargaal ka tirsan Al-Shabaab.
Saraakiisha ayaa ninkaan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay bixinta Ruqsadaha Duulimaadyada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shahaaddada duulimaadyada hawada iyo ruqsadaha duuliyenimo Guddoonsiiyay shirkadda diyaaradaha ee Freedom Air iyo duuliyeyaal...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo Dagaalka Ka socda Itoobiya.
-Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhowaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Itoobiya iyo Sudan oo ka dhacaya...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya.
-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...


















