Wasiirka haweenka oo sheegtay in la dhisi doono guddiga qaran ee xuquuqul insaanka

0
Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka, xukuumadda Soomaaliya, marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee  xuquuqda aadanaha...

Lafta-Gareen Oo Guddoomiyay Shir Lagu Dhaariyay Mas’uuliyiin Gobol

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirka khamiislaha Golaha Wasiirada Kaasi oo Todobaadkan Warbixino laga Dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha...

Dib u dhac ku yimid Doorashada Aqalka Sare.

0
Dib u dhac  ayaa  markale waxaa uu ku yimid doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya waxaana muuqata guud ahaan doorashada Soomaaliya in  ay dib u...

Ciidamada DFS oo la wareegay deegaano ka tirsan shabeellada Hoose.

0
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka Alshabaab kala  wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelada hoose. Taliyaha ciidanka lugta Janaraal Maxamed Tahliil Geedi, ayaa...

Ganacsatada Qaadka Kenya oo Uhuru Kenyatta ku cadaadinaya in dhaqaale la siiyo

0
Ganacsatada Qaadka ee dowladda Kenya ayaa ku cadaadinaya madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta in uu dhaqse u bilaabo wada hadallo ku saabsan sidii ay dowladda...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Wanlaweyn

0
Wararka ka imaanaya  gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyey ciidamada daraawiishta maamulka Koofur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan uu ka dhacay...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo maanta la horgeeyay eedeysanayaal Ka tirsan Al-Shabaab

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta  waxaa la soo taagay eedeysanayaal  la sheegay in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab Eedeysanayaasha maanta maxkamada la horkeenay...

Xaalada Caafimaad ee fanaanka Bacalwaan oo laga deerinayo.

0
Xaalada Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacal-waan  ayaa la soo werinayaa inuu ka xanuunsanayo dalka Germany, islamarkaana uu haleelay cudurka covid 19. Wararka...

Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo digniin u diray dadka ka ganacsada Maandooriyaha

0
Xeer-ilaaliyaha Guud  ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay ganacsatada sida qarsoodida wadanka ku...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah...

XULASHADA