Uganda oo dacwad ku soo oogaysa askar dad rayid ah ku laysay Shabeellaha Hoose
Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...
Guddoomiye Cirro: Khilaafka Guddiga Waxaa Sabab u ah Cadaadiska Maamul Goboleedyada
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa sheegay in ay jiraan cadaadis xubnaha guddiga uga imaanaya maamulada ay ka socdaan.
” Waxaa jira, waa cadaadis ka...
Uganda oo qaadaneysa qaxooti reer Afghanistan ah
Uganda ayaa qaadaneysa laba kun oo qaxooti reer Afghanistan ah, ka gadaal markii dagaal yahanada Taliban ay la wareegeen awoodda dalkaasi axaddii.
Kooxda uggu horreysa...
Taliban oo sheegtay iney magan galyo guud iyo cafis u fidiyeen dadka oo idil.
Afhayeenka Taliban, Zabihullah Mujahid, ayaa sheegay in ammaanka guud ee dalka Afghanistan uu sugan yahay, kadib markii wax laga weeydiiyey in goobaha ay gacanta...
Xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Federaal oo ka horyimid habraacii la soo saaray
War qoraal oo ka soo baxay qaar ka mid ah xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa sheegay in aan la isku...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Mudug.
Dagaal xooggan ayaa ka dhacay meel u dhaw deegaanka Caad ee Koofurta gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug iyo dagaalamayaal...
Wafdi ka socda golaha amniga ee midowga Afrika oo soo gaaray muqdisho
Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Saciid Samatar...
Laftagareen: “Aqalka Sare waxaa loo dhisay si degdeg ah oo aan laga fiirsan”.
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo munaasabad gaar ah u sameeyay 8ta Senatar ee Dowlad-Goboleedkaas wakiilka uga noqonaya Aqalka Sare Baarlamaanka...
Qarax miino oo lagu dilay guddoomiyihii deegaanka garasbaaleey
Guddoomiyihii deegaanka Maxamed Abuukar Afrax Garasbaaleey ayaa muqdisho ku geeryooday goordhow, kadib markii uu dhaawac daran kasoo gaaray qarax miino oo lala eegtay guddoomiyaha.
Marxuumka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay xoghayaha jaamacadda Carabta.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, halkaas...


















