Wafdi ka socda golaha amniga ee midowga Afrika oo soo gaaray muqdisho

1

Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya  oo uu qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye) ayaa garoonka Aden Cadde ku soo dhaweeyay.

Xubnahan ayaa inta ay joogaan muqdisho waxa ay kulamo la qaadan doonaan Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.