Jubbaland oo DFS ku eedeysay inay hortaagan tahay gurmad la gaarsiiyo Gedo
Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Gedo inay hortaagan yihiin in...
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka BFS...
Madaxweynaha Kenya oo gaaray Addis Ababa
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Maanta kusoo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa Madaxwaynaha Kenya Uhurre Kenyata.
Imaanshaha Uhurre ee Addis ayaa kusoo beegmaya xilli qalalaase...
Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah.
Hadalkan ayaa yimid kadib markii...
Ciidamada Dowladda Oo ka hortagay weeraro ay doonayeen in Alshabaab Ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha...
War Ka soo baxay Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in jab xoogan ay gaarsiiyeen Kooxda Al Shabaab oo isku dayay in weeraro Xooggan...
Dagaal Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda ku dhexmaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Dagaalka oo sida la sheegay geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool uu ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya...
AMISOM oo war ka soo saartay goobta lagu fulin doono xukunka dilka ah ee...
Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda.
AMISOM waxay sheegtay in askartan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo loogu bogaadiyay Guusha uu ka gaaray dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen...
Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay jadwalka doorashada Aqalka Hoose ee BFS.
Guddiga doorashooyin ee Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta soo saaray jadwalka doorashada kuraasta aqalka Hoose ee BFS.
Guddiga ayaa waxey Guddiga doorashooyinka heer federaal...
Hay’adda Xuquuqul Insaanka Oo Shaacisay In Itoobiya Lagu Laayay Dad Farabadan
Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee ay dowladda Itoobiya magacawdey, ayaa sheegtay in dagaal yahanada Tigreegu ay tobannaan qof oo rayid ah ku dileen gobolka ay...


















