Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) oo loo doortay inuu ka mid noqday golaha shacabka

77

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa goordhow qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah

1-Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Aadan Axmed (Black)

Musharax Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Cali (Baashi)

Xildhibaan Cabdulaahi Aadan Black
ayaa helay codad dhan 66 cod halka musharaxii la tartamayey Cabduqaadir Maxamed Cali Baashi uu isna helay 31 codad, waxaana halaabay 3-cod.

Cabdulaahi Aadan Axmed (Black) ayaa ka mid noqday xildhibaanada golaha shacabka ee BFS.