Ra’iisul Wasaare Abiy Oo Beeniyay In Jabhadda TPLF Ay Kusoo Dhawaatay Addis Ababa

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadal hayay madal looga hadalay wararka been abuurka ee ku aadan dagaalka ka socda dalkaas ayaa sheegay...

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.

0
Ciidanka Xoogga dalka ee ka howlgala gobolka Shabeellaha Hoose, waxaa isku soo dhiibaysarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab kaas oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Macalin oo...

Mareykanka iyo Kenya oo kulan ku saabsan arrimaha Amniga ee Soomaaliya iyo Itoobiya yeelanaya.

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Antony J. Blinken uu 15-ka bishaan booqan doona dalka Kenya, isagoo la kulmi doona madaxweynaha...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Suudaan oo kacsan

0
Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah ​​la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay inay dalkaasi ka dhacaan. Inqilaabkii militariga ee...

Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland. Iyadoo oo maalmaha Soo socda...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Wasiirka Caafimaadka Xilgaarsiinta

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS waxa uu kulan gaar...

Qoys dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartay Walxo qarxa Caruur ay ku ciyaarayeen.

0
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale oo hooyada Qoyska ay...

QM oo sheegtay in xaalad nolal xumo ay ka taagan tahay waqooyiga itoobiya

0
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Qaramada Midoobay ee WHO ayaa ka hadashay xaalada cakirsan ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, iyadoo Hay’adda walaac...

Sheekh Shariif “Dadkeena Ma Xamili Karaan Dib U Dhac Doorasho Oo Intaan Ka Badan”

0
Madaxweynihi hore ee dalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Sheekh Shariif Sh Axmed =ayaa soo dhoweeyay dhameystirka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Galmudug oo maanta soo dhameystirtay Doorashada xubnihii aqalka sare ee BFS.

0
-Doorashadii aqalka sare ee labada kursi ahayd ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa goordhow lasoo gabagabeeyay, iyadoo xubnii afarta musharax ahaa...

XULASHADA