Ciidamada PSF oo qaaddacay Agaasimaha Cusub ee uu Madaxweyne Deni u magacaabay

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Ciidamada Ammaanka ee loo yaqaa PSF ayaa waxaa looga soo horjeestay Agaasime Cusub oo uu Madaxweynaha...

Yuusuf Geelle Ugaas oo kamid noqday Golaha Shacabka

0
Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) oo dhowaan iska casilay Senatar Aqalka Sare ah, ayaa ku guuleystay in uu kamid noqdo xildhibaanada Golaha Shacabka, ka dib...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Guddoomiye Mursal oo kulan yeeshay

0
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlaamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal...

Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Sanaag

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta Ciidamada Somaliland ka bilaabeen dhaqdhaqaaq Ciidan oo ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg...

0
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...

Booliska Uganda oo xiray Soomaali ah lagu qabtay waxyaabaha qarxa

0
Bamka ayaa laga helay gaari uu watay muwaadin Soomaaliyeed waxaana laga shaki qabaa in lagu qariyay,waxaa uu ka kiraystay nin kale oo Soomaali ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Guddoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddiga doorashada Koofur...

Hirshabeelle oo kulan muhiim ah la qaatay Masuuliyiin ka kala socda Caalamka .

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe u...

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxda Dalalka COMESA u bandhigay fursadaha ku aadan Maalgashiga Soomaaliya .

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga...

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaala gobolka Baay

0
Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Daynuunaay oo ka tirsan gobolka Baay. Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in Al-shabaab saakay weerar...

XULASHADA