War kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo loogu jawaabay Xubnaha Midowga musharixiinta.

80

Muqdisho-KNN-War-Saxaafadeed oo kasoo baxay Guddiga xalinta khaalaafaadka doorashooyinka ayaa waxaa loogu hadlay eedeynta Midowga Musharixiinta ee ku aadan doorashada aqalka Hoose ee ka kala dhacday Muqdisho, Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Sidoo kale Guddigu Xalinta Xalinta sheegay in Cabashooyionka la xiriira diiwaan-gelinta musharixinta iyo ku dhawaaqida liiska musharixiinta la soo gudbinayo marka la shaaciyo liiska musharixiinta kursi kasta oo ah ka hor 48 saac xiliga doorashada kursigaas.