Kenya oo shaqaale ku kordhisay xafiiskeeda Hargeysa
Kenya ayaa shaqaale ku kordhisay xafiiskeeda Hargeysa ee Somaliland, sanad kadib markii labada dhinac ay fureen wada hadal ku saabsan iskaashi, sida warbaahinta dalka...
Kulan VILLA SOMALIA uga socda Rooble iyo Farmaajo
Madaxweynahasomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda wuxuu kulan uga socdaa xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Kulanka labada Mas’uul ayaa...
Somaliya iyo Masar oo ka hadlay iskaashiga labada dal.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa...
Banaabax ka socda Beledweyne
Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ka socda banaanbaxyo xoogan oo looga soo ciidanka AMISOM iyo dowladda eek u sugan gobolkaas.
Banaanbaxa ayaa yimid kadib...
Muxuu RW Rooble oo kala hadlay Talyeyaasha Ciidamada?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulan la yeeshay taliyeyaasha Ciidammada, sida Xoogga, Booliiska, NISA iyo Asluubta.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay...
Taalibaan oo magaalooyin hor leh ka qabsatay koox kasoo horjeedo.
Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegtay inay si buuda qabsadeen
dhulka ay kula dagaalamayeen ciidamada hubeysan ee kasoo horjeeda ee la
yiraahdo Dooxada Beenshiir oo waqooyiga Afghanistan...
Dibad baxyo taageernimo oo ka socdo Gini.
Dabaaldegyo lagu soo dhawaynayo in xukunka laga tuuro
m/weynihii dalka Gini ayaa ka socday magaalooyinka waa weyn ee dalkaas
ku yaala saacado kadib markii ciidamada dalkaas...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Xeer ilaalinta iyo Maxkamadda CQS inay baaritaan ku sameeyaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada...
Wasiirka Duulista Hawada oo shati shaqo siiyay Shirkad Soomaaliyeed oo diyaarad keensatay
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Shatiga Shaqada Siiyey Diyaarad Cusub oo ay keensatay...
Ciidamo dheeraad oo la geeyay xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya
Ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Casta ayaa la dhigay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya , iyadoo shaqaalaha dowladda ee ka howlaga Wasaaradaas lagu amray iney...
















