Maxay ka wadahadleen Beesha Caalamka iyo guddiyada doorashooyinka?

0
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan iyo saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa kulan khadka Internet-ka ah waxaa ay kula yeesheen  Guddiyada...

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Garacad

0
Madaxweynaha maamulka  Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni  oo haatan ku sugan Gaalkacyo, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray  degaanka Garacad ee Gobolka Mudug Wuxuu Madaxweynuhu kormeeray...

Puntland oo soo bandhigtay xubno kamid ah raggii weeraray Xabsiga Boosaaso

0
Puntland ayaa soo bandhigtay qaar katirsan dagaalamayaashii Alshabaab ee weeraray xabsiga magaalada Boosaaso iyo qaar kamid ah maxaabiistii Alshabab ee lasoo qabtay markii ay...

Deni oo kulamo gaar gaar ah la qaatay guddiga amniga iyo dhaqanka G/mudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo, ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay guddiga Amniga Gobolka...

: Xundubey oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Rooble

0
Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mohamed...

Sheekh Shariif oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble & kiiska Ikraan Tahliil

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil ee sababay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo...

Maxaa looga hadlay shirkii ay Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Dowladda

0
Taliyaasha ciidamada Milatryga, Booliiska, Asluubta iyo Taliyaha NISA Yaasiin Fareey ee uu soo magacaabay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi maxamed Farmaajo, ayaa maanta shir...

Wasiirka Cusub ee amniga gudaha oo maanta xilka la wareegay.

0
Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Amniga Gudaha Soomaaliya waxaa uu...

NUSOJ oo Magaalada Baardheere Tababar ugu Qabatey Suxufiyiinta (SAWIRRO)

0
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo tababar ugu furay qaar kamid ah Suxufiyiinta ka howl gala...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuunadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka, kuwaa soo ay ka...

XULASHADA