Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubaland oo qarax lagu dilay

0
Magaalada Kisaamyo, sarkaal ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa maanta ku dhintay qarax loogu xiray baabuurkiisa. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa sheegay in sarkaalka uu kasoo...

Wasaaradda Shaqada oo Digniin culus u dirtay shaqaalaha rayidka ee Dowladda.

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullahi...

Saciid Deni ayaa la kulmay wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  Madaxtooyada Puntland  ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Madaxweynihii hore ee Puntland Sanatar  Cabdiraxmaan...

DEG DEG:-Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Heer Federaal Oo Xilka Laga Qaaday

0
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro xilka qaadis lagu sameeyay, kadib kulan Maanta ay yeesheen...

MW Deni Oo La Kulmay Madaxweyneyaashii Hore Ee Puntland Iyo CC Sharmaake

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Madaxweyneyaashii hore ee Maamulka...

Farmaajo oo ku baaqay in aan waxba laga badalin heshiiskii 17 September

0
Madaxweynahasomalia  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka qeyb galey munaasabadda xuska 78-aad, ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo aasey ciidanka booliiska Soomaaliya. Ciidanka booliiska Soomaaliya, ayaa...

Madaxweyne Deni “Waxaan halkan ka amrayaa in ciidan xabad ridi kara uusan jirin Boosaaso”

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo ay...

Qoyska Ikraan Tahliil oo Qoraal soo saaray eedeeyayna RW Rooble

0
Qoyska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA oo muddo dhowr bilood ah la la’yahay ayaa ka jawaabay hadalkii Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ee...

Dowladda oo ka warbixisay xaaladihii u dambeeyay ee COVID-19

0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliy ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 363 xaalado cusub oo COVID-19 ah...

QM oo walaac ka muujisay xaaladda dadkii ka barakacay Boosaaso

0
Hadal ka soo baxay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, ahna Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadantinimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam...

XULASHADA