Somali intellectual oo Deeq Raashin ah gaarsiiyey Barakacayaal ku dhibaateysan duleedka Baardheere.

46
Somali intellectual oo Deeq Raashin ah gaarsiiyey Barakacayaal ku dhibaateysan duleedka Baardheere.
Deeq Raashin ah ayaa la gaarsiiyey Qaar ka mid ah dadka ay abaartu Saameysay ee ku nool duleedka Baardheere,150 qoys oo degan Xeryaha Barakaca Garasley,Warsan iyo Towfiiq ayaa la siiyey Raashin ka kooban Bariis ,Sonkor,Bur iyo Saliid.
Deeqda Raashinka ee la siiyey Barakacayaasha ayaa ka timid Somali intellectual oo ah Aqonyahano Somaliyed kuna kala nool dalka dibadiisa,Qoysaska la siiyey Gargaarkan ayaa todobaadyadii u dambeeyey ka cabanayey dhibaatooyin xaga nolosha ah.