Jawaari oo baaq u diray Farmaajo iyo Rooble

23

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa ka dayriyay xaaladda uu dalka marayo, gaar ahaan khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.

Jawaari ayaa ugu baaqday Madaxda in ay meel iska dhigaan danaha gaarka, isla markaasna ka shaqeeyaan sidii dalka ugu dhici laheyd Doorasho lagu wada qanacsan yahay.