Xubin ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka

0
Cusmaan Abii Bakar Maadey oo Magaciisa Afgarashada uu Yahay (Cabdullahi ) oo ka tirsanaa Alshabab ayaa Maanta isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Safiirka Mareykanka?

0
Ra’iisul Wasaararaha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulan la qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre. Kulanka ayaa waxaa looga...

Galmudug oo shaacisay liiska Xubnaha soo xulaya Ergada 3 Kursi

0
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay liiska xubnaha soo xulaya Ergada saddex kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan Doorashadoodu tahay Galmudug. Kuraasta...

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Saraakiishii kacdoonka Hiiraan

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale. Korneylka...

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Shiinaha

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee  Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda...

Xubno kamid ah Gollaha shacabka oo maanta Dhuusamareeb lagu doortay.

0
guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada labo kursi oo kamid ah Gollaha shacabka  ayaa shaciyay natiijadda kuraasta tirsigoodu yahay HOP#081 iyo Hop#025. Ugu...

Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Culimada iyo Ganacsatada ku sugan Beeydhabo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Culimada iyo Ganacsatada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...

Kulan looga hadlay Amniga oo ka qabsoomay Beledweyne.

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka...

Puntland oo loogu baaqay in ay dib u eegis ku samayso Xukun ay ku...

0
Hay’adda u dooda xuquuda Carruurta ee Safe the Children ayaa walaac ka muujisay lix ruux oo dhowaan ay maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland...

Mareykanka oo dadkiisa ugu baaqay in ay ka soo baxaan Ukraine

0
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku boorriyay dadka Mareykanka ah ee ku sugan Ukraine ay si deg deg ah uga baxaan halkaasi, taasoo ah...

XULASHADA