Ruushka oo dhoolatus militari ka bilaabay dalka Belarus
Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji ah...
Shan qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ismaamulka Gaarisa
Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalena dhawac culus ayaa ka soo gaaray qarax lala beegsaday baabuur ay wateen rag qandarasleyda...
laba Qof oo lagu dilay Magaalada Minneapolis
Waxaa waqooyiga magaaladda Minneapolis lagu toogtay qof oo isla markiiba u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas lala beegsaday ee ku dhacday
.Afhayeenka booliiska magaaladda...
Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaanka Gamboole oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ku toogtay Nin la sheegay...
Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DAMAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey degaanada kala ah warmaxan & furuqley...
Maleeshiyaad gubay Guryo kuyaalla degaan ka tirsan G/Galgaduud
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray degaanka Jiicle oo dhanka bari ka xiga degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo gubay Guryo iyo Barkado Biyaha laga...
Xukuumadda Somalia & WFP oo ka wada hadlay arrimaha abaarraha
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum.
Kulanka ayaa looga hadlay...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulamo ka wada Beledweyne
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood.
Madaxweynaha oo...
Yuusuf Daba-geed “Ciidamada Beledwayne la geeyay laguma boobayo Doorashada”
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa sheegay in Ciimada Dowladda Federaalka ee la geeyay magaalada Beledwayne aan lagu boobi dooni...
Koofur Galbeed oo shaacisay jadwalka Doorashada 13 kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi ee deegaan doorashadoodu tahay KGS gaar ahaan...


















