Bajaajleyda Garoowe oo dhigay banaanbax cabasho ah
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa Maanta dibadbax ka dhan ah Maamulka Puntland ka dhigay qaar kamid ah wadayaasha Mooto Bajaajta ee ka howlgalla...
Cabdikariim Faarax Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.
Waxaa Allaha unaxariistee goor dhaw magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku geeriyooday Abwaan Cabdikarin Faarax Jiir oo ahaa mulaxamiiste aad loo yaqiin.
Abwaanka ayaa maalmihii...
Maxaaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiirada Hir-shabeelle oo maanta ka qabsoomay Beledweyne?
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Shirka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa looga hadlay...
Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee beelaha Soomaalilaan oo...
Ciidamo kala taabacsan Laba Musharax oo ku dagaalamay Dhuusamareeb.
-Isku dhacyo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay xaafad katirsan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana la sheegay in ay u...
Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey oo loo diiday in uu tago Baraawe
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa loo diiday in uu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde, isaga oo kusii jeeday...
Qoorqoor oo kursigii Aqalka Sare u xiray Wasiirkiisa Maaliyadda
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta kursigii aqalka Sare ee uu horay iskaga casilay Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey.
Qoorqoor ayaa...
Ruushka oo eedeyn u jeediyay Mareykanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa ku eedeeyay Maraykanka inuu doonayo inuu colaad ka huriyo Ukraine, wuxuuna ku eedeeyay Washington inay wado...
Xilliga laga cabsi qabo inuu Ruushka weeraro Ukraine oo la shaaciyay
La-taliyaha amniga qaranka ee Maraykanka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay hadda diyaar u yihiin “duulaan milateri oo ballaaran” hadalkaas oo u...
Maleeshiyo beeleed toogasho ku dilay haweenay Xaamilo aheyd
Haweeney Xaamilo Aheyd ayaa Aano Qabiil shalay Loogu Dilay Degaanka Kaxandhaale Ka Tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana sidoo kale la dhaawacay mid kale.
Allaha u naxariistee...


















