Xukuumadda oo digniin kasoo saartay Arrimo ka socda Hoteelada Xeebta liido

0
Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Xukuumadda xilgaarsiints Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Hoteelada kuyaal Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ay ka socdaan...

Maamulka G/ Gedo oo sheegay inay u diyaar garoobeen doorashada

0
Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada 16 kursi Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolka...

Wasaaradda Waxbarashada oo Maamulka Gobolka Banaadir ku eedeesay in xarumaha waxbarashadaha ay kusoo rogtay...

0
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya oo loogu hadlay cabashooyin kaga yimid hay’adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa...

Qarax Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Baardheere

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  Qarax xooggan oo ka Dhacay Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku...

Jubbaland oo Hay’adda FAO kala hadashay Arrimaha abaaraha

0
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan la qaatay madax katirsan ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo beeraha...

DFS Oo Go’aan Culus Kasoo Saartay Lacago Gobalka Banaadir Uu Horay Ugu Soo...

0
Wasaaradda waxbarashada oo meesha ka saartay kharashaad uu gobolka Banaadir kusoo rogay ardeyda Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa meesha ka saartay...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ku dhawaaqay natiijada Kursigii aqalka Hoose ee muranka ka taagnaa.

0
-Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa maanta soo saaray jawaab in mudaa laga sugaayay oo ku aadanaa dacwo ay hore u sheegeen in ay kaga...

HOOS Dhageyso Barnaamijka Wax soo saarka Beeraha Taxanaha 5aad

0
Ku soo Barnaamijka Wax soosaarka Beeraha,Mowduuca Maanta oo ah kii Shanaad ayaa waxaa uu ku saabsan yahay Maareynta iyo Maamulka Hagaajinta Tayada Dalaga...

Puntland & Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xafiiskiisa kula kulmay Masuuliyiin ka socday Banka Adduunka, gaar ahaan Barnaamijka RCF. Wasiirka iyo Masuuliyiinta ayaa...

Taliska Booliska oo digniin kasoo saaray dhaca & Anshax xumada ka socota Tiktok

0
Kadib kulan ay Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay digniin adag kasoo saareen dhaca kooxaha burcadda ah iyo falalka anshax...

XULASHADA