Go’aan laga gaaray Dacwadda Saddex kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray oo dacwada kuraasta sumadoodu tahay HOP#201 HOP#209 IYO HOP#211, kuwaas oo todobaadkii hore...
Turkiga oo muddo kordhin u sameeyay Ciidamada ka jooga Soomaaliya
Kadib kulan ay yeesheen Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin ogolaanaya in ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga ay sii joogayaan...
Koofur Galbeed oo qabaneysa Doorashada 13 kursi oo ka dhaceysa Baraawe
Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay shaaciyeen jadwalka doorashada 13 kursi deegaan doorashadoodu tahay deegaan doorashada labaad...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Itoobiya
-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha...
Ciidamo isugu jira Boolis iyo Militari oo la geeyay Baraawe.
Ciidamo isugu jira Booliis iyo militari ayaa Maanta markii ugu horeysay waxaa la geeyay degmada Baraawe ee gobolka shabeelada hoose.
Ciidamadan ayaa loogu tala galay...
Safiir Ku Sugan Muqdisho Oo Ballan Qaaday Inuu Dowladdiisa U Gudbinayo Codsi Uga Yimid...
Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha iyo Masuuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u jooga Somaliya Hon. Mehmet...
Cabdisamed Macalin Maxamuud Xasan oo maanta loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Magaalada Dhuusamareeb ayaa goordhow waxaa lagu qabtay doorashada kursigii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka ku metelaya Maamulka Galmudug.
Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in saakay...
Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow oo markale maanta lagu doortay Dhuusamareeb
-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa maanta ka socota doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha deegaan doorashadooda ay tahay...
Jabuuti Oo DFS Uga Guuleysatay Xubinnimada Golaha Amniga Iyo Nabadda Midowga Afrika
Doorashada Xubinnimada Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa Maanta oo khamiis ah ka dhacday Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, iyada doorashada...
Lafta-gareen oo muqdisho kula kulmay wakiilo ka socda Beesha Caalamka
Madaxweyna Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya CabdiCaziiz Xasan maxamed Lafta-gareen oo muqdisho kusugan ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee...


















