Shir looga hadlayo mustaqbalka Ciidmada Amisom oo ka dhacaya Muqdisho.
-Waxaa Saacadaha Soo socda lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay kulan muhiim ah ku yeeshaan Wafdi kasocda Golaha Ammanka, Midowga Africa iyo Dowladda Soomaaliya...
Goobaha ay ka dhacayaan Doorashda Baarlamaanka Soomaaliya Oo la shaaciyay.
Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo bandhigay goobaha ay ka dhacayaan doorashada baarlamaanka Soomaaliya.
Mas’uul ka tirsan Maamulka G/ Banaadir oo sheegay in uu dil qorsheysan ka badbaaday
Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Maamulka degmada Wadajir Ciise Shiraawe Cabdi ayaa sheegay in Maanta weerar qorsheysan lagu qaaday xilli uu ku wajahnaa Xarunta...
Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiir Finland Soo Magacaawday
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo si adag kaga hor yimid qoraal ka soo Baxay Wasaaradda...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray Adeega Waxbarasho ee Gobolka Banaadir.
Qoraalka Maamulka Gobolka Banaadir ay soo saareen ayaa sii aad loogu dhaliilay Wasiirka...
Wafdi ka socda WFP oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta kulan la qaatey Wafdi ka Socda Hay’adda Cunada...
Wasiir Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shirka QM ee Isbeddelka Cimilada
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Danjire Jamaal Maxamed Xasan, ayaa khudbad ka jeediyay maanta shirka Qaramada midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26 )...
Midowga Afrika oo Wafdi u soo diray Muqdisho kadib ceyrintii Simon Mulongo
Magaalada Muqdisho waxaa Galabta soo gaaray Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC), kuwaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga oo uu hoggaaminayo...
Mucaaradka Dalka Ethopia Oo Qaboojiyey Cabsidii Laga Qabay
Mucaaradka dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa Axaddii hoos u dhigay wararka sheegaya inay sababi doonaan “dhiig ku daata” magaalada Addis Ababa haddii ay...
Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole...