Goobaha ay ka dhacayaan Doorashda Baarlamaanka Soomaaliya Oo la shaaciyay.

28

Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo bandhigay goobaha ay ka dhacayaan doorashada baarlamaanka Soomaaliya.