Suuqyada Muqdisho oo maanta laga waayay hilibka Geela.
Caasimada Muqdisho, Saakay Suuqyadii lagu iibinayay hilibka Geela waa laga waayay oo waa ay haawanayaan dhammaantood, iyadoo loo sababeeyay khilaaf soo kale dhexgalay Ganacsata...
Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Fislih) ayaa sheegay in dadka kunool magaalada Muqdisho ay ku dhiban yihiin dhalinyaro isticmaasha...
Dowladda Ukraine oo eedeyn u jeedisay Gaashaan-buurta NATO
Madaxweynaha Ukraine ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday hoggaamiyayaasha NATO kuwaas oo diiday inay dalkaasi ka sameeyaan aag ka caagan duulimaadyada.
Khudbad kulul...
AMISOM oo shaacisay waqtiga uu ku egyahay howlgalkooda Somalia
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa lagu wadaa in uu ku ekaado bishan ka dib muddo 15 sano ah oo si aan kala...
DF Soomaaliya oo ka hadashay sababta ‘kororka Qiimaha Shidaalka
WarSaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka XF Soomaaliya ayaa looga hadlay Kororka ku yimid qiimaha Shidaalka oo maalmahan ay cabasho ka muujinayeen Shacabka Soomaaliyeed.
Wasaaradda...
RW Rooble oo la kulmay Guddiga Qiimeynta Garbahaarey
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulan la yeeshan Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey.
Guddigaan oo dhowaan...
Maxaa looga hadlay shir Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha Guddiga gurmadka abaaraha?
Magaalada Muqdisho,waxaa maanta ka qabsoomay shir uu Ra”iisul Wasaare Ku-xigeenka ahaa shir guddoon oo ay yeesheen Xubnaha Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha.
Shirka intii uu...
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qadar oo kulmay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda Qatar, ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka...
Kuraas Golaha Shacabka ah oo lagu doortay Gaalkacyo
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta billowday qabashada doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacyo.
Guddiga maamulka doorashada Galmudug...
Shariif Xasan oo sheegay in maanta lagu sameeyay is-hor istaag uusan fileyn.
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta loo diiday in uu ka safro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, xilli...

















