Sarkaal ka tirsan Booliiska oo lagu dilay Beledweyne
Wararka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in halkaasi koox hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsan Booliiska Soomaaliya.
Sarkaalkan oo lagu magacaabo Laba Xidigle Axmed...
Ciidanka dowladda oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 64aad ee guutada 7aad qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyinka Warta Madax Maroodi, Jiira Maantay...
Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Kenya ku leeyihin degaanka Cabdalla Biroole...
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo la kulmay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, waxaana uu kala hadlay arimaha doorashooyinka.
Kulankaan...
Dad Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Kaawo Soo Duntay Degmo Ka Tirsan Sh/Hoose
Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in shaqaalle qodayey Carro Kaawo ku...
30 ruux oo ku dhintay Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Masjid ku yaalla...
Ugu yaraan 30 ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen, qarax xooggan oo Salaadii Jimacaha ka dhacay Masjid ku...
Welwel cusub oo soo wajahay midowga Yurub
Macalin wax ka baro mid ka mid ah Dugsi ku yaala magaalada Zaporizhzhia ayaa BBC-da u sheegay inuu xalay arkay ciidamada Ruushka oo bambooyin...
Booliska Puntland oo War kasoo saaray Amniga Boosaaso xilli lagu qabanayo doorasho
Taliyaha booliiska qaybta Gobolka bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac dirir ayaa ka hadlay qorshaha Amniga Guud ee Magaalada Boosaaso halkaas oo lagu qabanayo doorashada Golaha...
Guddiga qiimeeynta xaaladda Garbahaareey oo kulamo ka wada Kismaayo
Guddiga qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbohaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay odaayasha...
Maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay liiska kuraas la dooranayo
Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyay lix kursi oo dhawaan doorashadooda lagu qabanayo Magaalada...


















