Ra’iisul Wasaare Rooble oo xarigga ka jaray Dugsiga Beeraha degmada Balcad

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Beeraha degmada Balcad oo dhawaan laga hirgaliyay degmadaas. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo diiwaangeliyay musharrixiinta Aqalka Sare

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta ka dhacday diiwaangelinta musharrixiinta labada kursi ee Aqalka Sare uga harsan dowlad Goboleedka Galmudug. Guddiga doorashooyinka ayaa diiwaangelinta...

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan...

0
Ciidamada Xoogga Dalka oo iskugu jira Kuwa Danab iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is ku dhinac ah ayaa howl-gallo qorsheysan ka fuliyay manta degaannada...

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qarax xooggan ayaa goordhaweyd  ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo ku aaddan qaraxa. Qaraxa oo jugtiisa...

Ra’iisulwasaare Rooble Oo Booqday Xarumo Ku Yaalla Degmada Balcad

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka mid ah magaalada...

Gar-yaqaanka guud ee dalka oo ka digay boobka dhulka danta guud ee ka socda...

0
-Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda FS ee Muqdisho, Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo dhulka dowladda ay...

Madaxweyneyaasha Jubbaland Iyo Puntland Oo Ku Kulmaya Magaalada Garoowe

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka...

MW ku-xigeenka Jubbaland oo ku wajahan degmada Garbahaarey ee G.Gedo

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wefdi uu hogaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,Wasiiro iyo Odayaal dhaqameedyo la filayo in maamlmaha soo aadan...

TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA EE BAARDHEERE(SAWIRRO)

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka...

Darawalo U Shaqeeya Qaramada Midoobay Oo Lagu Xirey Itoobiya

0
Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal, oo kaxeynayey Hey’adda Qaramada Midoobay qeybteeda cuntada gawaari cunto u sidey. Darawalan...

XULASHADA