D/goboleedyo kasoo horjeestay jadwalka ay soo saareen guddiga FEIT
War-saxaafadeed kasoo baxay Maamul Goboleedyada Koofur galbeed iyo Galmudug, waxaa looga soo horjeestay jadwalkii dhameystirka dooraahada 2020-2022-ka ee kasoo baxay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee...
DFS oo Shiinaha kala hadashay iskaashiga duulimaadyada
Durraan Axmed Faarax oo ah Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI...
Shir ka socda Kismaayo oo looga arrinsanayo halkii lagu qaban lahaa doorashada kuraas taala...
Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in halkaasi uu kulan uga soconayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa Maxamuud Sayid...
Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay kuraastii taallay Gedo
Gudiga Doorashada Jubaland ayaa shaaciyey 16kii kursi ee yaaley Magaalada Garbahaarey ee Gobalka Gedo.
Guddiga ayaa sheegay in mudo 2 todobad gudahooda lagu dooran doona...
Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...
Mareykanka oo war ka soo saaray doorashada Soomaaliya
War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Koofur Galbeed iyo Galmudug ay...
Qoorqoor oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee soo dhamaatay
Maamulka Galmudug ayaa soo gabagabeysay doorashada labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa u hambalyeeyay dhammaan xildhibaannada...
Madaxweynaha Ukraine oo dalbaday in ciidamada Ruushka ay isa soo dhiibaan
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa ugu baaqay ciidamada Ruushka inay isa soo dhiibaan xilli uu dalkiisa saameeyay gantaallada uu Ruushka ku gaaracayo halkaas.
Isaga oo...
Ciidamo Kenyan ah oo qarax lagula eegtay wajeer
Deegaanka Weel-caday ee gobalka Wajeer wararka ka imaanaya waxaa ay sheegayaan in halkaas Qarax miino lagula eegtay Gaari nooca xamuulka qaado oo ay saarnaayeen...
Jadwalka Doorashada kuraastii ugu dambeysay golaha shacabka ee taala Garoowe oo la shaaciyay
Guddiga Doorashada Heer Puntland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lixda kursi ee ka harsan xubnaha golaha shacabka ee laga soo doorto Puntland.
Qoraal ka soo...


















