QM oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaalle loogu tala galay abaaraha

0
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa meelmarisay lacag dhan 25 milyan oo doolar oo loogu tala galay abaaraha ku dhuftay Soomaaliya. Mr Adam Abdelmoula,...

Shir looga hadlaayay Joojinta dhoofinta dhuxusha Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi

0
Dowladda Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay joojinta dhuxusha sida sharci darrada ah looga dhoofiyo Soomaaliya ku qabatay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkaan ayaa...

AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada golaha Shacabka iyo tirada xildhibaanada la doortay

0
Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota qaar ka mid ah caasimadda maamul gobooleedyadda, iyadoona sidoo kale Koonfur Galbeed noqotay maamulkii ugu horreeyay ee...

Wararkii u dambeeyay ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine

0
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Ciidamadeeda ay dib u billaabeen Howlgalka dhinaca lugta ee ay ka wadaan Magaalooyinka Ukraine, ka dib markii Xukumadda Ukraine...

Midowga Afrika oo ku baaqay xabbad joojin degdeg ah oo dhexmarta Ruushka iyo Ukraine

0
Midowga Afrika ayaa ku booriyay Ruushka iyo Ukraine inay sameeyaan xabbad joojin degdeg ah oo ay furaan wada xaajoodyo siyaasadeed oo aan dib u...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo war kasoo saaray kursigii uu ku fadhiyay Wasiirka Batroolka

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa  muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursi lamber HOP#045. Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu...

Haweeney Gabar Ay Dhashay Ceejo Ugu Dishay Magaalada Muqdisho

0
Waxaa xaafad ka tirsan degmada Wadajir Gobolkaan Banaadir ka dhacday dhacdo Argagax leh oo dad badan murug ku beertay, kadib markii Haweeney ay gabar...

Madaxweyne Qoorqoor oo saxiixay 10 Sharci ah oo cusub

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa maanta saxiixay ilaa 10 Sharci oo kasoo gudubtay Golaha Baarlamaanka Galmudug Munaasabada Madaxweynaha ku saxiiyay...

Hirshabeelle oo shaacisay qeybtii labaad kuraasta taalla Beledweyne

0
Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay Qaybtii 2aad 11 kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ee taala Magaalada Beledweyne ee Dowlada...

Dowladda Ukraine oo shaacisay khasaaraha ka dhashay weerarka Ruushka

0
Wasiirka caafimaadka ee Ukraine ayaa sheegay in 198 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ay ilaa hadda dileen ciidamada...

XULASHADA