Xildhibaan Abshirow oo loo doortay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka

58

Xildhibaan Sacdiya Xaaji Samatar ayaa ku guuleysatay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka BJFS ayada oo heshay Codad dhan 137 .

Sido kale xillibaan Cabdulaahi Cumar Abshirow ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha shacabka BJFS waxaana uu helay Codad gaaraya 146 .

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashada.