Shir ka dhacay Muqdisho oo la isku raacay xilliga lasoo gaba-gebaynayo howlgalka ATMIS

0
Shir lagu hirgelinayey Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso amniga dalka oo dib-u-habayn lagu sameeyey, kaas oo uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Amniga Qaranka ee...

Maxey ka wada hadleen Dowladdaha Somalia iyo Qatar ?

0
Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ayaa halkaas kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar, sidoo...

Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool iyo faah faahin laga helayo

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waajid oo oo...

Somaliland oo QM ka dalbatay in aan DFS loo so marsiin Deeqaha

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo oo kusugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaaran kula qaatay...

Dagaalka ka socda Ukraine oo saameyn ku yeelatay dadka ku nool Bariga Afrika

0
Hay’ada Oxfam ayaa ka digaysa ina ilaa 28 milyan oo qof oo ku nool Bariga Afrika ayaa halis ugu jira gaajo aad u daran...

Soomaaliya Iyo Shiinaha Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Iyo Xiriirka Labada Dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay...

Mareykanka oo Abaal marin siiyay Askar ka qeyb qaatay Difaaca Saldhig ay weerareen Al-Shabaab

0
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa saddex askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya ku abaalmariyay billado ay ku muteysteen weerarkii 5-tii Janaayo ee...

Hay’addaha Gargaarka ee Q.M oo walaac ka muujiyay abaarta ka jirta Soomaaliya

0
Warbixin ay soo saareen Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macaluul. Ugu yaraan 4.5 milyan oo qof ayaa u...

Hirshabeelle oo dib u dhigtay doorashadii Caawa ka dhici laheyd Beledweyne

0
Waxaa dib loo dhigay tartanka doorashada ee kuraas lagu tartami lahaa, kuwaasoo lagu wadey in caawa ay ka dhaco magaalada Balad Weyne. Daud Xaaji Cirro,...

Farmaajo iyo Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Sheekh Shariif Sheekh Muxuyidiin

0
Allah ha u naxariisto, waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeryooday Sheekh Shariif Sheekh Muxuyidiin Celi, kaas oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ee muddo...

XULASHADA