Mareykanka oo cunaqabeyno hor leh ku soo rogay Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in dalkaasi laga mamnuucay, Cunada Badda sida Malaayga iyo Dheymanka laa soo saaro Ruushka ee dalkaasi loo...
Madaxweynaha Puntland oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada qaar kamid ah ilaaladiisa
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isbitaalka ku booqday Ciidamo ka tirsan Daraawiishta gaar ahaan Ururka Afraad ee Dayax oo dhowaan ku dhaawacmay shil...
Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga...
DF Soomaaliya oo Ciidamo geysay degmada Matabaan
Ciidamada ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ka dib markii xalay ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay muddo kooban...
Biden oo loogu baaqay in uu Kumaandooska Mareykanka lagu soo celiyo Soomaaliya
Sida ay daabacday jariidada Wall Street Journal ee kasoo baxda Mareykanka, Milateriga Mareykanka ayaa ka codsanaya Madaxweyne Biden in uu kumaandooska Mareykanka ee laga...
Mid ka mid ah Xildhibaanada dooran ee golaha Shacabka oo geeriyooday
Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dooran ee Baarlamaanka 11-aad ee deegaandoorashadiisu ahayd DG Jubballand ayaa galabta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.
Waxaa...
Ciidamada dowladda oo degaano la wareegay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 7aad ee Qeybta 60Aad ayaa Howlgal qorsheysan la sheegay inay ku bur buriyeen Saldhiga Al-shabaab ay ku...
Ruushka oo Cune-qabteyn ku soo rogay dalalka Reer Galbeedka
Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine.
Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay...
Guddiga Doorashada Galmudug oo dib u dhigay Doorashada Saddex Kursi
Guddiga Doorashooyinka Galmudug, ayaa sheegay in dib loo dhigay Doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo kala ah HOP#095, HOP#038, HOP#069.
Qoraal...
M/weynaha Hirshabeelle iyo Danjiraha Mareykanka oo ka wada hadlay Doorashooyinka
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa qadka talefonka kula hadalay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Danjire Larry Andre’.
Madaxweynaha iyo Danjiraha...


















