Guudlaawe oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qaraxyada ka dhacay Beledweyne

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyadii is xig xigay ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha...

Q.M, UK, Midowga Yurub oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

0
War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed , iyadoona ku baaqday in baaritaan dheeraad...

Qoor Qoor oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaannada laga soo doorto Galmudug

0
Kadib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ( Qoor Qoor) uu dhawaan u yeeray Xildhibaannada labada Aqal ee Galmudug laga soo doorto ayuu xalay...

Jubbaland oo ka shirtay arrimaha amniga & doorashooyinka

0
Madaxwayne Ku-xigeenka Koowaad ee  Jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan  ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Khamiis laha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana...

Booliska Hirshabelle oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

0
Taliska Booliska Magaalada Baladweyne e ayaa Faahfaahino dheeraad ah waxaa ay ka bixiyeen qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka...

RW Rooble & Xubno katirsan Midowga Musharrixiinta oo ka qeyb galay Salaada Janaasadda Xildhibaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amray in baaris dhameystiran lagu sameeyo Qaraxyadii Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii xalay ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Beledweyne Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan,...

Cabdirisaaq Cumar oo markale lagu doortay Beledweyne

0
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kaas oo ka haray mid hore loo doortay, kadib markii doorashada kursigaas...

Deni oo cambaareeyay qaraxa lagu dilay xildhibaan Aamina

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo qarax lagula beegtay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa cambaareeyay falkaasi iyo...

Waare oo Villa soomaaliya ku eedeeyay dilka Xildhibaan Aamina

0
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlayay dilka Xildhibaanad Aamino ayaa sheegay in falkaasi aysan kaliya fulin dagaalameyaasha Al-shabaab. “Ma caadi baa...

XULASHADA