Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo geysay degmo u go’doonsan Al-Shabaab
Ciidamadaan oo katirsan Ururka 260aad ee qeybta 60aad lagana qaaday magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa maanta laga dejiyay degmada Waajid oo...
Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed & Nabaddoonkeeda oo lagu Aasay Muqdisho
Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Khabuuro kuyaalla Isbitaalka xoogga ee Magalada muqdisho lagu Aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabaddoonkeeda, kuwaas oo...
Hir-Shabeelle oo shaacisay Jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Beledweyne
Gudiga Hirgalinta Doorashooyinkabheer dowlad Goboleed ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee...
Ukraine Oo Cagta Marisay Markab Weyn Oo Dowladda Ruushka Leedahay
Markab laga leeyahay Ruushka ayaa lagu burburiyay magaalo-dekadeedka la heysto ee Berdyansk, iyadoo labo doomood oo kalena ay waxyeello ka soo gaartay, sida ay...
Dowladda Soomaaliya oo codsi Cusub u jeedisay dowladda Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaa Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay’adda Bisha Cas Turkiga...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Kulan La Yeeshay Danjire Fransisco Madiera
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire...
Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray Amniga & Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Maamulkaas oo todobaadkii mar lagu qabto Magaaada Garoowe.
Shirka ayaa waxaa todobaadkaan...
Dawladda Itoobiya oo ku dhawaaqday xabad joojin
Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Itoobiya ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo...
Wasiir Beyle oo kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan dowladda Mareykanka
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa magaalada Washington kulamo kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda maaliyadda...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Galmudug oo xukun ku riday askar dil geystay
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd Ciidamada booliiska, xoogga dalka...


















