Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyeyaasha Millateriga & Booliska
Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya Judane Xasan Sheekh Maxamud oo kulamo kala duwan ka wada Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Odowaa...
Rooble oo hoygiisa ugu tegay madaxweyne Xasan
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha cusub ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Rooble ayaa hambalyo iyo salaam ugu tegay...
Beesha Caalamka oo ka hadashay Madaxweynaha la doortay
Saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyeen doorashada loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso Qoraal kasoo baxay eesha...
Beeraleyda Baardheere iyo Ganacsatada deegaanka oo Walaac xoogan ka muujiyey Taageero la,aan Dhanka Hay,adaha...
Beeraleyda Baardheere ayaa markii ugu horeysay muddo sanad ka badan waxay dib u bilaabeen Tacbashada Beeraha,ka dib markii ay soo mareen Abaaro iyo dhaqaalo...
Diyaar garow la xiriira doorashada madaxweynaha oo ka socoto Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota diyaar garow ku aadan doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya.
Guddiga qaban qaabada doorashada madaxweyaha Soomaaliya ayaa wada diyaar garowgii...
QM oo dalka Mali ku eedaysay xad-gudubyo dhinaca warbaahinta ah
Xafiiska Xuquuqda Aadamaha ee QM ayaa ka digay xannibaadaha dhinaca warbaahinta ee dalka Mali, kuwaas oo uu xafiisku ku sheegay in ay muujinyaan dul-qaad...
https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2022/05/FB_IMG_1651341588221.jpg
Ciidamada ammaanka sida Booliiska, Nabadsugida iyo Ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb.
Howlgalka oo ay...
Aadan Madoobe oo xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka si rasmi ah ula wareegay
Waxaa goordhow soo dhamaaday kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa Guddoomiyaha la doortay ee Sheekh Aadan...
Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen guddoonka aqalka Sare ee BS?
Maan waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa Guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi Cabdullaahi...
Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
















