Madaxii Sirdoonka Faransiiska Oo Shaqada Looga Eryay Arrin La Xiriirta Dagaalka Ukraine

0
Madaxa hay’adda Sirodonka Faransiiska, Janaraal Eric Vidaud, ayaa shaqadiisa waayi doona kaddib markii uu ku guul darreystay inuu sii saadaaliyo Dagaalka uu Ruushku ku...

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddo muhiim ah

0
Ciidamada oo katirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galnudug ayaa Maanta waxaa ay xirteen waddo muhiim ah oo kutaalla Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadaan oo...

Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaan ku yaalla Shabeellaha Hoose

0
Al-Shabaab ayaa Caawa dagaal kula wareegay degmada Buulo Mareer oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Wararka aan helay ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ee isaga baxay...

Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay kuraas ka mid ah golaha Shacabka.

0
Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxaa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi oo ka mid ah golaha shacabka...

Ciidamada DANAB Iyo Kuwa Galmudug Oo Howlgal Wadajir Ah Ka Fuliyay Degaano

0
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug, Ciidanka DANAB ee xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta Howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano badan oo ka tirsan...

Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Maanta Deeq Gargaar U Kala Dirtay Laba Maamul Goboleed

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah Deeq Gargaar ah u kala dirtay dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Mudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (bukhaari) Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis kale sameeyay

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Puntland. Madaxweynaha Maamulka...

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo lagu wado inay shaaciyaan liiska xildhibaanada labada Aqal ee BFS.

0
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay shaaciyaan liiska Xildhibaanada labada Aqal si xildhibaanadu u qaataan shahaadada...

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Bari xilli….

0
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/sare C/qaadir Jaamac Dirir iyo ku Xigeenkiisa , ayaa shir guddomiay shirka Khamiislaha, waxana ka qeyb galy , waaxyaha...

XULASHADA