Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika
Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay siyaabo kala duwan weerar dil iyo dhaawac ugu geysteen dhalinyaro Soomaali ah,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlaya la dagaalanka Al-Shabaab
Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu magaalada Washington ee dalka mareykanka uu kula kulmo Xoghayaha Difaaca...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo caalamka u diray qeyla-dhaantii ugu dambeysay
Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada & wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku dayaya inuu...
Taliye Odawaa oo faah faahiyay howlgal ay Ciidanka DANAB fuliyeen
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday saldhig...
Maamulka degmada Garbahaarey oo ka Warbixiyey Ceel Riig ah oo laga hergelinayo Degmadaasi(WAREYSI)
Xasan Cilmi Jaamac (Xasan Garbahaarey) oo ah Gudoomiyaha Maamulka degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa Wareysi uu siiyey Radio Markabley waxaa uu sheegay...
Saraakiil Ciidan oo dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay Galgaduud
Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, qaar kamid ah maamulada degaannada Galmudug iyo dadka degaanka oo is abaabulay ayaa degaano katirsan gobolka Galgaduud ka...
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & dhiggiisa dalka Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo...
Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka socda Gobolka Galgaduud
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay laba maleeshiyo beelood oo ku dagaalamay deegaanka...
Qarax lagu dilay Askar katirsan Ciidamada dowladda oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Maanta Barqadii waxaa uu ka dhacay degaanka lambar Konton oo hoostaga degmada Marka ee Xarunta...
Dowladda Soomaaliya oo Hay’adda IOM kala hadashay waxka qabashada Abaarta
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...


















