Maamulka Jubbaland oo Ka Shiray Amniga iyo Qaadista Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab

0
adaxweynaha dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga...

Mareykanka oo lacag horleh ugu deeqay Somalia & DFS oo baaq deg deg ah...

0
Ergeyga Gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa deeq-bixiyaasha caalamka ku boorriyey in ay degdeg uga jawaabaan gurmadka abaaraha...

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Cudurka EBOLA

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii ay taariikhdu...

Dowladda Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya

0
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkeedii u joogay dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howlgallayay magaalada muqdisho ee Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi safiir...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xiriira Amniga dalka

0
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay muqdisho ku yeesheen kulankoodii caadiga ahaa , iyada oo ay ka soo baxeen...

Dagaal xooggan oo ka socda Duleedka Dhuusamareeb

0
Sida Saraakiisha Ciidanka Dowlada Soomaaliya u Xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa Dagaal xoogan ka qarxay meel u dhaw deegaannada sino-dhaqo iyo Labidulle ee duleedka Magaalada dhuusamarreb. Dagaalkan...

Aqriso: Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud. Guddoomiyaha...

Soomaali kamid ah shiicada u lugeyneysa siyaarada Karbala

0
Malaayiin ruux oo ka tirsan Muslimiinta Shiicada ayaa billaabay siyaarada sannadlaha ah ee ay ku tagaan magaalada Karbala ee dalka Ciraaq. Maanta oo...

Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas...

XULASHADA