DFS oo sheegtay in Muqdisho lagu qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab & hub Guryana lala...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay Xaafado katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, iyada oo la sheegay in howlgallada lagu qabtay Hub...
Akhriso:- Magacyada mas’uuliyiin dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxyada Beledweyne
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee gawaarida loo adeegsadagay ee Maanta lagu weeraray Xerada lamagalaay ee...
DEG DEG:- Qaraxyo ka dhacay Magaalada Beledweyne
Ilaa laba gaari oo la sheegay inay qaraxyo ka buuxeen ayaa lagu weeraray Xerada lamagalaay ee Magaalada Beledweyne, halkaas oo ay kutaallo Madaxtooyada labaad...
Laba BEEL oo 40 sano dagaashanaa oo lagu heshiisiiyey Dhuusamareeb
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ahna ku-simaha Madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa ka qeygalay kulan lagu heshiisiinayey beelaha daga Ceelwaaq iyo Cadaado oo muddo 40 sano...
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Kate Foster
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster.
Danjiraha Dowladda...
Maamulka Deegaanka Giriley iyo Ciidanka Jubbaland oo Wada Abaabul Ka Dhan ah Al-shabaab
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbland iyo kuwa deegaanka Girileey ee gobolka Gedo ayaa deegaanka ka bilaabay abaabul ciidan oo ka dhan ah...
Cabdiraxmaan Ciro” Xisbiga WADANI aqbali maayo mudo kordhinta xaaranta ah ee loo sameeyey Biixi”
Musharax madaxweynaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Harheysa ayaa waxaa uu...
In ka badan 120 qof oo ku dhimatay isbuurasho ka dhacday Indonesia
Ugu yaraan 129 qof ayaa ku dhimatay isbuurasho ka dhacday garoon kubadda cagta ah oo ku yaalla dalka Indonesia, sida ay sheegeen saraakiisha. Waxay...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dilay Taliyihiisa
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun dil ah ku riday Xidigle Cabdinaasir Daa’uud...
Akhriso:- Khasaaraha dhashay weerarkii ka dhacay magaalada Burtinle
Wararka naga soo gaaraya Maaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Maanta maleeshiyo Beeleed hubeysan ay weerareen Saldhigga Booliska Magaaladaas, kadibna ay...


















