RW Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa uu Maanta kulan deg deg ahaa kula yeeshay qaar kamid...

NISA oo ka digtay shirqool lagu beegsanayo madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble

0
Sirdoonka Qaranka NISA ay hayaan digniin halis ah, taasi oo la xiriiro shirqool ay NISA sheegtay in Al-Shabaab ay dooneyso inay ku disho Madaxweynaha...

Galmudug oo walaac ka muujisay Khilaafka ka taagan arrimaha Doorashada

0
WarSaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin Khilaafka ka taagan Arrimaha Doorashooyinka dalka. Galmudug ayaa ku...

Hirshabeelle oo caddeysay mowqifkeeda kursiga muranka la galiyay ee HOP #86

0
War saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hirshabelle SEIT waxay ummadda Soomaaliyeee u cadeesay mowqifkeeda kursiga muranka la galiyay ee HOP...

M/weynaha Hirshabeelle oo dib ugu laabtay Jowhar

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Baladweyne. Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Baladweyne...

Xubnihii Maxkamadda Sare dhawaan la magacaabay oo la dhaariyay

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xubnaha Maxkamadda Sare ee dhowaan...

Qaar ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay Koofur Galbeed oo dib ugu laabtay...

0
Waxaa goor sii horeysay gaaray magaalada Baydhabo xildhibaano ka tirsan kuwa dhawaantan lagu doortay magaalooyinka Baydhabo iyo Baraawe oo Muqdisho ka tagay si ay...

Tirada xildhibaanadii ugu badnaa ee labada aqal ee BFS oo maanta qaatay shahaadada

0
Waxaa maalintii afaraad qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole BJFS, Sida ay sheegeen Guddiga...

Amar la dul-dhigay laamaha Amniga degmada Guriceel

0
Iyada oo lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa laamaha Amniga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa lagu amray inay qaadaan tallaabooyin dhowr...

Aabe Soomaaliyeed & gabdhihiisa mataanaha ah oo shil gaari ku dhintay

0
Shil  ka dhacay wadada isku xirta Gaarisa iyo Mombasa ee dalka Kenya ayaa si weyn uga nixiyay dadweynaha, kadib markii ay ku dhinteen nin...

XULASHADA