Q/Midoobay Oo Shaacisay In Tirada Barakacayaasha Caalamka Ay Aad U Sii Sare Kacday

0
Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaxootiga dunida ee UNHCR ayaa lagu sheegay in tirada dadka guryahooda ka qaxaya inay sare u kacday 8% sannadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Dagaalkii Cuslaa Ee Ka Dhacay Baxdo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka deegaanka Baxdo ee Gobolka Galguduud sida ay isaga difaaceen weerarkii  arroornimadii hore ee...

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shirày Isbedelkii doorasho ee dhacay dalka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland, kaas oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo. Kulanka golaha wasiiradda ayaa...

Waa sidee Xaalada Nololeed ee ay ku nool yahiin Kumanaan Qoys oo ku Barakacay...

0
Bismilaahi raxmaani ariim,kulanti wanaagsan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamij gaar oo aan ku faaqideyna Xaaladaha Abaareed ee ka taagan Gobolka iyo Xaalada Nololeed ee...

Puntland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Loo Geystay Taliyihii Saldhiga Degmada Qardho

0
Taliyaha Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland Sarreeyo Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay dilkii xalay loo geystay Cumar Hiiraad Kaatuun oo ahaa Taliyihii Booliska...

Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka fuliyay degaano katirsan Gobolka Gedo

0
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano katirsan Gobolka Gedo, waxaana duqeymaha ka dhashay khasaaro...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Abaaraha oo gaaray degmada Buulo Burde

0
Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka...

Dad ku dhintay Shil Gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Inta la xaqiijiyay laba dhalinyaro ahaa ayaa geeriyootay Barqanimadii Maanta kadib Shil gaari oo ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Shilka ayaa...

Deni oo shaaciyay doorkii uu kulahaa Isbedelka doorasho ee ka dhacay dalka

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynenimo ee uu uga qeyb galay Magaalada Muqdisho iyo doorkii Puntland ku laheyd in isbedel...

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Itoobiya

0
Wararka ka imaanaya gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu ka dhacay qarax bambaano kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Waxaa la xaqiijiyay...

XULASHADA