Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Awooda Beeraha iyo Kordhinta Wax soosaarka.

70

Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doono Hordhaca mabda,da iyo mabaa,diida Cimilada Casriga ee Beeraha Barnaamijkan oo ah kii 10aad ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 17/10/2022,Barnaamijkani oo ah kii 10aad ee Hordhaca mabda,da iyo mabaa,diida Cimilada Casriga ee Beeraha .

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

Halkan Ka dhageyso Barnaamijka Hordhaca mabda,da iyo mabaa,diida Cimilada Casriga ee Beeraha.