DEG DEG: Imran Khan oo lagu dhaawacay weerar toogasho
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga dhaawacay lugta maanta kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday la rasaaseeyey xilli uu...
Wareysi Gudoomiye Xasan Garbahaarey oo ka hadley Xaalada Nolosha Deegaanka iyo Arimaha Siyaasadda ee...
Xasan Sheekh Cilmi(Xasan –Garbahaarey) oo ah Gudoomiyaha Maamulka degmada Garbahaarey ayaa Wareysi siiyey Radio Markabley waxaa uu faah faahin ka bixiyey ...
Dowladda Jabuuti oo Dhakhaatiir iyo Dawo soo Gaarsiisay Muqdisho
Waxaa Maanta dowladda Jabuuti ay Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay Dhaqaatiir iyo deeq dawo ah oo loogu talo galay gurmadka dadkii ay wayeelada kasoo gaartay...
Faah faahin:- Dagaal ka dhacay degaan katirsan Gobolka Hiiraan.
Warar dheraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo Maanta degaanka Ceelhareeri oo u dhaxeeya degaanka Tardo iyo Moqokori ee Gobolka Hiiraan...
Qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay Dayniile
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro gaystay oo ka dhacay degmada Dayniile ee gobalka Banaadir.
Qaraxa ayaa mid miino ah waxaana lala...
Qorshaha sirta ah ee Masar iyo Imaaraadka ay Soomaaliya uga qorteen 3,000 oo ah...
Dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdisho ka wada hindise sir ah oo askar ahaan loogu qoray 3,000 oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah,...
Jabuuti oo go’aan ka gaartay dalabkii deg-degga ahaa ee ay u gudbisay DF Soomaaliya
Dowladda Jabuuti oo shir ka yeelatay dalabkii ay dhawaan u gudbisay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa go’aamisay in maanta magaalada Muqdisho loo diro dhaqaatiir caafimaad.
Shirkaan...
MW Xasan Sheekh oo ka qeybgalay furitaanka shirka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...
Kenya oo sheegtay in Al-Shabaab ay Gaari caafimaad & dadkii la socday ka afduubteen...
War kasoo baxay Ciidamada Booliska dowladda Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in Xubno katirsan Al-Shabaab ay ka afduubteen gaari caafimaad & dad bukaan ah...
Gollaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas...

















