QM oo ku baaqday in la xoojiyo cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya
Guddiga khubarada ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira la socodka hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya ayaa kula taliyaya golaha ammaanka...
RW Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Muqdisho u timid gurmadka dhaawacyada qaraxyadii Soobe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka Jabuuti oo Muqdisho u yimid sidii...
Xukuumadda Soomaaliya oo Cullimada ka mamnuucday aadista & la macaamilka Al-Shabaab
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda Cullimada Soomaaliyeed, kaas oo looga mamnuucayo...
Ka:dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.
Barnaamijka 13aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa Xoojinta Dalaga Nidaamyada Goosashada Dalagyada kale...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska TPLF iyo Dowladda Itoobiya
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay heshiiska horudhaca ah ee ay gaareen Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Jabhadda TPFL.
War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda...
Falcelinta Culimada Qaraxyadii Ka Dhacay Soobe iyo Baaqa Loo DirayShacabka Muqdisho
Kadib dhacdadii qaraxyadii ka dhacay Isgoyska Soobe 29-kii bishii October 20222, waxaa soo baxayay falcelinta kale duwan ee ka imaanaysa bulshada Soomaaliyeed ee ku...
Madaxweyne Guudlaawe oo baaq u diray dadkii ka barakacay degaanka Masaajidka Cali Gaduud
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab laga xureeyay deegaanka cali gaduud ay dhibaato badan ay ku hayeen bulshada...
Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob
Kulankaan oo looga hadlayay Xoojinta Amniga, Xasiloonida iyo wadajirka Bulshada Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka mudug...
Somaliland oo beenisay in ay taageerto Shabaab
Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada ah.
Shir jaraa’id oo uu...
Wararka Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Saadaasha Roobka todobada cisho ee soo socota
Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka Xarunteeda Ka digista halis-wadareedka ayaa soo saartay Saadaasha Roobka todobada casho ee soo socota (01da – 08-da november 2022)
Todobada casho...

















