Dad ku dhintay Qarax ka dhacay Caasimadda Dalka Afghanistan

0
Qaraxaasi waxa uu  ka dhacay Albaabka weyn ee laga galo Garoonka Diyaaradaha Milliteriga dalka Afghanistan  oo ku dhegan Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha (Kabul International...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaanka Masagawaay

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta howlgal kula wareegay degaanka Masagaway oo katirsan Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo sanado ah ay...

Askari lagu diley degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

0
Wararka laga helayo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in israsaseyn dhex martey Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Jubaland ee Ceelwaaq. Hal Askari...

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Magaalada laas-Caanood ee Gobolka Sool

0
Waxaa maanta magaalada Laas-caanood lagu dilay AUN Sheekh Bidde Faarax Caalin oo ka mid ahaa culimada magaalada. Banaanbaxyada ka docda magaalada Laas-caanood iyo rasaastacay u...

Madaxwene Deni oo war ka soo xaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa war Qoraal ah kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. “Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan...

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay xaaladda Laascaanood

0
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool. DFS waxay ku baaqday in si...

KA DHAGEYSO :RADIO MARKABLEY,BARNAAMIJ DOOD WADAAG SIDA LOOGA HOR TAGI KARO GUDNIINKA FIRCOONIGA

0
Dhaqankan foosha xun waxaa uu ka soo horjeedaa Diinta Islaamka sababta oo ah waxaa uu dhibaato weyn oo la xidhiidha nolosha iyo caafimaadka u...

Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Bisha cas Turkiga

0
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso...

Xasan Sheekh oo billadda ugu sarraysa dalka guddoonsiiyay madaxweyne Geelle

0
Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada Villa...

Dowladda Ukraine oo Markab sida Qamadi farabadan soo gaarsiisay meelo kamid ah Soomaaliya

0
Kaalmada ay Ukraine ugu deeqday dadka Afrikaanka ah ee qarka u saaran inay macaluul u dhintaan, ayaa waxaa dekedda Berbera ee Soomaaliya la soo...

XULASHADA