Suldan Gurey Xaaji Faarax oo si kulul uga hadley Ciidamada laga qaadayo Gobolka Gedo(Wareysi)

148

Xili dhawaan ay soo baxeen warar sheegaya in DFS ay damacsan tahay in cidamadii dowladii hore ee madaxweyne farmaajo ay geysay degmada Beled-Xaawo in dib loo daad gureynayo, ayaa waxaa arintaa si kulul uga hadlay qaar kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee kasoo jeeda Gobolka Gedo ee degan Wadamada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika.

Suldaan Gureey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha isbedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa waraysi siiyey Radio Markableey ayaa sheegay in DFS  ay xagal daacineyso hanaanka amni ee Gobolka ay dooneyso in degmooyinka Gobolka ka mid ah ay Alshabaab dib u qabsadaan,maadama la dhimayo awooda ciidan ee Gobolka, balse aysan marnaba dhacayn in qorshahaas uu hirgalo.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAN GUREYXAAJI FAARAX