Ra’iisul wasaare Xamza oo ku sii jeeda Addis Ababa, kadibna booqanayo Jigjiga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa la filayaa in maalmaha soo socdo uu booqasho ku tego magaalada Addis Ababa ee...
Dagaalkii ka socday degaanka Yasooman oo xoogeystay & Dowladda oo ka hadashay
Waxaa sii xoogeystay dagaalka Ciidanka dowladda iyo dadka degaanka oo dhinac ah & Al-Shabaab ku dhexmaraya degaanka Yasooman oo hoostaga degmada Buulo Burde ee...
Urrurada Saxaafadda & Madaxda Warbaahinta oo walaac ka muujiyay xariga Xoghayaha SJS
Xilli shalay gabal dhicii ciidamada ka tirsan ha’yada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo xireen xoghayaha Ururka...
Ololaha Soomaaliya ku dooneyso in looga qaado cunaqabateynta hubka oo teegeero helaya
Soomaaliya ayaa taageero u helaysa ololaheeda ku aaddan in cunaqabateynta hubka laga qaado, kadib markii Itoobiya ay ku biirtay Uganda oo hore u taageertay...
Madaxweyne Xasan Sheekh” Shacabka ka u midoobaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan maalintii la yagleelay...
Ka dhageyso :Radio Markabley Fariinta Wacyi gelinta ee Kaalmada WFP.
Ka dhageyso Radio Markabley Bardheere 88.8MHTZ, Maalin iyo Habeen kasta 2:30 pm-02:45pm iyo 07:45 – 8:00 pm,Fariinta Wacyi gelinta ee looga digayo dadka ...
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale oo gobalka Hiiraan u...
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Samatar , Wasiirka Batroolka & Macdanta C/risaaq Maxamed Cumar iyo Xildhibaan Raaxeeye ayaa u...
Sheekh Aadan Madoobe oo warbixin laga siiyey kiiskii badda ee Somalia iyo Kenya
Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya oo haatan booqasho rasmi ah ku joogo dalka Netherlands ayaa maanta lagu soo dhoweeyey xarunta dhexe ee maxkamadda cadaaladda adduunka...
Taliye Cusub oo loo Magacaabay qeybta Booliska Gobolka Banaadir
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay...
Soomaali ku geeriyootay dooni kula dagtay xeebaha dalka Greece
Ugu yaraan 22 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen xeebaha dalka Greece kadib markii ay qalibmatay doon ay la socdeen...

















