Xilliga ay dhaceyso Doorashada kursiga uu banneeyay Mahad Salaad oo la shaaciyay
Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo kursigii uu banneeyay agaasimaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka...
XFS Soomaaliya oo ka hadashay heerka uu marayo Hanaanka Barnaamijka deyn Cafinta
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta...
Maxaa Maanta looga hadlay Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka?
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo ka qabsoomay Xarunta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta Dowlada Qatar ayaa...
(DAAWO )Dhismaha Masjidka Abraar ee Baardheere oo la soo gabagabeeyey,Dhowr bilood dib u dhis...
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa si rasmi ah loo furey Dhismaha Masjidka Abraar oo dib u dhis iyo balaaran lagu sameeyey,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Culimada Soomaaliyeed
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay Culimadii ka qayb gashay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee shalay lagu...
Dowladda Canada oo magacowday Ergayga Gaarka ah ee La-dagaalanka Islaam-Nacaybka
RW dalka Canada, Justin Trudeau waxa uu magacaabay Ergaygiisa Koowaad ee Khaaska ee La-dagaalanka Islaam-Nacaybka, xilli ay dalkaasi dhawaanahan ka dhaceen Weeraro ka dhan...
Duqaymo ka dhacay Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari ee Puntland
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in duqaymo xooggan oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka dheceen Xarumo ay ku sugnayeen...
Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 26-01-2023 (Episode-4)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa dhawaan meel fagaara ah tageerayaashiisa ugu shegay in uusan aqoonsanayn madaxwaynaha talada haya William Ruto iyo dowladdiisa.
Haddaba, Kenya...


















